Sh/hoose: Nin la sheegay inuu Saaxir ah ahaa oo xukun toogasho ah lagu fuliyey

Fagaare ku yaalla degaan aan magaciisa la sheegin oo hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay nin lagu eedeeyey inuu ahaa saaxir sida ay baahisay warbaahinta Al-Shabaab. Maxkamadda Al-shabaab ee gobolka Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku riday nin 50 sana jir ah oo lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji … Continue reading Sh/hoose: Nin la sheegay inuu Saaxir ah ahaa oo xukun toogasho ah lagu fuliyey